Farmaajo & danjiraha Shiinaha oo War ka soo saaray xiriirka Taiwan & Somaliland (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal iyo labada shacab ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Sidoo kale, labada dal waxa ay adkeeyeen mowqifkooda mideysan … Continue reading Farmaajo & danjiraha Shiinaha oo War ka soo saaray xiriirka Taiwan & Somaliland (Sawirro)